Nolosha iyo dhirikeeda
Dunidaan waxaad ku soo biirtay ayadoo aad ooynaysid dadka hareerahaagana ay faraxsan yihiin.
Waxaa laguugu wacay qof kugu aadama, dhagta midig waa lagaaga aadimay tan bidixna waa lagaaga aqimay, kaliya waxa la sugayaa waa in laguugu tukado waxaa cajiib ah mudada aqimka iyo salaada inta u dhaxeyso yaraanteeda.
Hadaba nolosheena ma inta u dhaxeyso iqaamada iyo aadaanka?
Hadey jawaabtu haa tahay maxaa nala gudboon?
Wabilahi tawfiiq
Abshir Maxamed
Inaan ku dadaalno taqwada alle
ReplyDelete